Laamaha Ammaanka Kenya Oo Isku Shaandheyn Lagu Sameeyay

Nairobi, (SLpost)- Waxaa guud ahaan isbedel lagu sameeyay laamaha sirdoonka dalka kenya iyagoo in ka badan 50 sarkaal oo sar sare oo katirsanaa laamaha sirdoonka dalka kenya laga soo bedelay gobolka waqooyiga bari ee Kenya.

is-bedeladan ayaa dawladda Kenya waxay sheegtay inay ula jeedo nidaam cusub oo lagaga hortagayo weerarada kooxaha xagjirka ah ee  dalkaasi dhibatoyinka ka gaysta.

Somalilandpost.net