La-taliyaha Madaxwayanaha ee Arrimaha Bariga somaliland oo ka hadlay Heshiiska Somaliland iyo Kooxda Khaatumo

Hargeysa (SLpost)- La-taliyaha Madaxwayanaha ee Arrimaha Gobollada Bariga Somaliland Eng Cabdinaasir Garaad Abshir, ayaa ka hadlay Heshiiska Somaliland iyo Kooxda Khaatumo oo maanta ka dhacay magaalada Hargeysa ee xarunta Jamhuuriyadda Somaliland.

Eng Cabdinaasir Garaad Abshir oo shirka kaddib la hadlay warbaahinta, waxa uu ka hadlay aragtidiisa ku aaddan heshiiska iyo talooyinka uu dhinacyada u jeedinayo.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA GARAADKA OO ARRINTAN KA HADLAY