“KULMIYE Waxa Uu Bilaabay In Qaran-nimadii Somaliland Olole Ka Dhigto” Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANI

(SL.Post) Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Maxamed Cabdilaahi Uurcade, ayaa xisbiga tallada haya ee KULMIYE iyo Xukuumadda ku eedeeyey inay bilaabeen qorsheyaal ka dhan ah qaranimada Somaliland.

grabbed-frame-28

” Waxaa fadeexad ah ceeb ah in xukumada iyo xisbigeeda Kulmiye ay si isdabo joog ah ugu olaleeyaan in shacabka reer Somaliland kala badh ay yahiin Somali Weyn , taasina waxaa ay ka hor imaneysa distoorkeeni , mana ah in diinda iyo qaranimada qof kursi ku doonto isaga oo cid ku riixaya wax aan jirin .” ayuu yidhi Xoghayha guud xisbiga WADDANI Maxamed Cabdilaahi Uurcade

 

Halkana ka daawo.

Somalilandpost.News