Advertisement
Hargeysa (SLpost)- Diiwaangelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinka oo todobaadyadii u dambeeyey ka socotay gobolka Maroodijeex, ayaa maanta si rasmi ah loo soo gebo-gabeeyey, sida lagu sheegay shir-saxaafadeed ay maanta qabteen guddiga Doorashooyinka Somaliland.
Shirka Jaraa’id oo ay goob-joog ka ahaayeen wakiillo ka socda saddexda Xisbi Qaran ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI iyo sidoo kale Guddoomiyaha gobolka Madoodijeex, ayaa lagu sheegay in guud ahaanba lagu soo af-jaray diiwaangelintii ka socotay gobolka Maroodijeex.
HOOS KA DAAWO WARKAN OO MUUQAAL AH
Advertisement
Advertisement