Akhriso Heshiis Afar Qodob ka kooban oo lagu soo Af-jaray Khilaafkii Siyaasaddeed ee Muddo-kordhinta Ka Dhashay

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

Hargeysa, (SLpost)- Wada-hadalkii u socday xukuumadda iyo saddexda xisbi qaran ee lagu lafo-gurayay sidii loo turxaan-bixin lahaa khilaafkii ka dhashay muddo kordhintii guurtida ayaa caawa heshiis wada-jir ah ay kasoo saareen saddexda xisbi.

Kulan ka mid kuwii ay dhinacyada dooddayaa ku wada-hadlayeen oo caawa ka qabsoomay xarunta madaxtooyada ayaa laga soo saaray heshiis ka kooban afar qodob waxaanu u dhignaa heshiiskaasi sidan:-Communicee Madaxtooyada

DAAWO: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Beesha Caalamka Ugu Baaqay Inay Ixtiraamto Go’aanka Ay Axsaabta Wada Gaadheen“Heshiiska Saddexda Xisbi Wada Gaadheen Waxaanu U Arkaa Guul Taariikhi Ah” Saylici DAAWO: Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Qodobka Ugu Muhiimsan Ee Heshiiska Saddexda Xisbi DAAWO: Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Heshiiska Axsaabtu Gaadheen Iyo Tallaabada Xigta Ee Ay Qaadayaan