Ka qayb qaado dhismaha Cusbitaalka Tog-Wajaale oo dhawaan la bilaabi doono

ogeysiisHay’adda Samo-Falka ee Tog-Wajaale Foundation (TWF),ka dib mar kay buuxisay dhammaan sharciyadii & shuruudihii looga baahnaa,waxay Dawlada Somaliland siisay Ruqsad inay tahay Hay’ad ka Diiwaan gashan Jamhuuriyada Somaliland.

Hay’adda Samo-Falka ee Tog-Wajaale Foundation (TWF),iyadoo ka shaqaynaysa danta guud ee la wada leeyahay,waxay dhawaan bilaabaysaa dhismaha Cusbitaal weyn ,oo ay yeelato Magaalada Tog-wajaale, wada munaafacaadsadaanna dhammaan shacab ka Somaliland.

Hay’adda Samo-Falka ee Tog-Wajaale Foundation (TWF) ,waxay ugu baaqaysaa,kana codsanaysa a,Xu kuumadda , Baayac Mushtarka , dhammaan shacabka Somaliland & cid kasta oo wax ku dar sanaysa da cwadan khayrigaa , inay wixii ay awoodi karaan ,ay ugu soo hagaajiyaan:

———————————–
XAWAALADA DAHABSHIIL
Tog-Wajaale Foundation (TWF)
Account No: HRGD34568
Tog-wajaale , Somaliland

———————————-
Togwajale Foundation (TWF)
Bank name: Lloyds TSB
Account No. 24299468
Sort Code: 30 – 98 – 70
London , UK