Jaaliyada Reer Somaliland Ee Southern California waxay tacsi u dirayaan Ehelkii iyo Qaraabadii Marxuum Abiib Xaddi oo…

tacsiDhamaan Jaaliyada Reer Somaliland Ee Southern California, oo magacyadoodu ay hoos ku xusan yihiin:

Liibaan Cumar Ciise (Frenji), Maxamed Ismaciil X.Jamac, Xasan Aadan Sheef, Xasan Mooge Xirsi, Xasan Maxamed (Ingelwood, Mustafe Maxamed Yuusuf, Cumar Maxamed Cali (sanyare), Cimraan Xasan Cali (Togdheer), Maxamed Maxamud Xirsi, Yasiin Maxamed X.Jaamac, Zakariye Axmed Ismaciil (qaadiro), Daahir Muxumad Xaashi, Maxamed Cali Axmed, Prof. Maxamed Cilmi Bulaale, Maxamed Ismaciil, Maxamud Saleeban Jaamac (max’ud san diego), Siciid Faysal Cali waraabe, Sharmarke Faysal Cali waraabe, Aadn Muuse Ismaciil, Khadar Muxumad Ibraahim,

Mawliid Xasan, Shaafici Tukaale, Axmed Cali Aftaar, Fadhi Xirsi, Maxamed Gahayr, Ismaaciil Guure, Cali Hoori, Prof. Aamina Aadan Yaaxeen, Faduma Cali Axmed, Hooyo Cibaado, Cabdillahi Ibrahim deyl, Saleeban Awcumar, Ilyas Qabiile,  Yasin Mire Farax, Ismaciil Shahmaad, Max’ed Nuur Cidhbagooye.

Waxay tacsi tiiranyo leh udirayaan qoyskii,eheladii iyo shacabka Somaliland  Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timi Marxuum Abiib Xaddi Jaamac, waxanay ilaahay uga baryayaan inuu jannatul fardawsa ka waraabiyo inagana samir iyo iiman inaga siiyo. Amiin Amiin.