Ismaaciil Hure Buubaa Oo Ka Hadlay Isbadalka Ku Yimi Mawqifkiisii Siyaasadeed

Hargeysa(SLpost)-Siyaasiga Ismaaciil Hure Buubaa ayaa ka hadlay sida uu uga noqday mawqifkii Somaliya ee uu siyaasad ahaan aaminsanaa iyo sida uu u qaatay siyaasada Somaliland oo wakhtigyadii hore u ka soo horjeedi jiray, waxaanu arimahan kaga hadlay barnaamij lagu waraystay.