“Is diiwaangelintu Waxay lagama Maarmaan u tahay Qof kasta oo Somaliland u dhashay kana Isiran dalka Jamhuuriyada Somaliland,Mid Yar iyo Mid Weyn”.

“Diiwaangeli Naftaada, Diiwaangeli Xaaskaaga,Diiwaangeli Ooridaada,Diiwaangeli Caruurtaada Isla Markaana Qaata Kaadhka Muwaadinka”.

“Qofkasta oo u dhashay Somaliland Waa Waajib inuu is Diiwaangeliyo oo Qaato Kaadhka Jinsiyada,Kaas oo Kala Soocaya Muwaadinka iyo Ajaanibka”

44“Is diiwaangelintu Waxay Qofka ka Saacidaysaa Helitaanka Waxbarasho, Daryeel Caafimaad,Fursadaha Shaqo iyo inuu wax doorto lana doorto”.

“Kaadhka Dhalashadu waxa uu yahay Sumada kala Soocaysa Muwaadinka iyo Ajaanibka Waa ka lagu garanayo ee baadi soocda u ah”.

22“Diiwaangelintu Waa aayihii Mustaqbalka Noloshaada iyo Horumarka dalkaaga”.

“Muwaadin Diiwaangelintu Maanta Waa Bilaash “Lacag la’aan” Berise ku talo gal inaad Lacag Bixiso,Ka faa’iidayso fursada qaaliga ah ee aad Maanta Haysato”.

11 33