Ilwad England oo Dib-u-qaadday Heestii IGA MAQAN ee KINSI XAAJI AADAN iyo isbar-bardhigga labada fannaan

ILWAD_KINSIWaxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Heesta cajiibka ah ee IGA MAQAN ee ay qaaddo Fannaanaddii caanka ahayd Allah Ha u naxariistee Kinsi Xaaji Aadan oo ay dhawaan dib u soo qaadday Fannaanadda Ilwaad England.

Haddaba, dhugo oo daawo Heesta IGA MAQAN oo Ilwaad England ay qaadayso iyo mar ay KINSI Xaaji Aadan Qaadayso oo akhriste ama Daawade is-barbar-dhig waxa kaaga soo baxa.

HALKAN HOOSE KA DAAWO