Hoggaanka Xisbiga UCID oo eedaymo musuq-maasuq u jeediyey masuul ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta

Boorama (SLpost) – Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni,  ayaa dhaliilo u jeediyey Agaasimaha Maamulka iyo lacagta ee Wasaaradda Warfaafinta Oo uu ku eedeeyey musuqmaasuq iyo wax isdabamarin.

Guddoomiyaha oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Boorama,  waxa kale oo uu farriin u diray Wasiirka Warfaafinta iyo madaxweynaha Somaliland.

Hoos ka daawo muuqaalka warkan