Hoggaanka Cusub ee SOLJA oo si rasmi ah Xilka ula wareegay

Hargeysa (SLpost)- Hogaanka cusub ee dhawaan loo doortay Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa maanta xilka kala wareegay hogaankii hore ka dib markii ay shalay la xaliyey khilaaf in muddo ah u dhexeeyey.

Munaasibad xil-wareejinta loogu qabtay Hotel Maansoor ee Hargeysa, ayaa waxa ka qayb-galay Hoggaanka Cusub ee SOLJA iyo Hoggaankii hore, Wasiirka Wafaafinta, Xisbiyada Siyaasadda, Ururrada Bulshada, Suxufiyiin iyo Marti sharaf kale.

HALKAN KA DAAWO