JAMHUURIYADDA SOMALILAND
REPUBLIC OF SOMALILAND
Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka
UCID
Justice and Welfare Party
حزب العداله والرأفة
Ref UCID 1245 01/11/2013
UJEEDO/Tacsi Tiiraanyo leh
Hogaanka sare ee xisbiga Ucid Musharaxa Jagada Madaxweyne Iyo Ku Xigeenkiisa ,Gudida fulinta,Golaha dhexe iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga ucid waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Gudoomiyha Xisbiga Ucid Ee Laanta Finland Md Axmed Maxamed Farah (Shiine ) Iyaga Oo Uga Tacsiyeeynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku tim AABIHII
MARXUUM MAXAMED FAARAX Kaas oo Maanta Lagu Aasey Dalka D.JIBOUTI
Waxaana ALLAH uga baryeynaa inuu janatul fardawsa ka waraabiyo dhamaan ummada reer Somalilandna Samir iyo iimaann saadiqa ka siiyo,gaar ahaan QOYSASKII,EHLIYADII iyo QARAABADII uu marxuumku ka baxay
Aamiin Aamiin Aamiin
Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisbiga UCID
Yusuf Keyse Allahi