“Heshiiska Saddexda Xisbi Wada Gaadheen Waxaanu U Arkaa Guul Taariikhi Ah” Saylici

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ahaa guddoonkii shirkii wada-hadalka saddexda xisbi ee xal u helida khilaafkii ka dhashay muddo kordhintii ay golaha guurtidu u sameeyeen xukuumadda iyo wakiillada ayaa sheegay in heshiiska iyo go’aanka ay axsaabtu qaateen inuu yahay mid taariikhi ah.

HALKAN KAGA BOGO HADALKA MADAXWEYNE KU-XIGEENKA:-