Hargeysa: Xukuumadda Iyo Golaha Deeganka Oo Iclaamiyay Olole Dhir-beeris Ah Oo La Samaynayo Xuska 18 May

(SL.Post) Wasiirka Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Marwo Shukri X. Ismaaciil Bandare iyo Duqa caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (SOLTELCO) oo si wada jir ah warbaahinta ula hadlay, ayaa ku shaaciyay olole dhir-beeris ah la fulinayo xuska 18 May oo ay ka qayb-qaadan doonaan shacbiga iyo shaqaalaha dawladda, kaas oo hal ku dheg looga dhigay (Aynu daryeelno dadkeena tabaalaysan)

OLOLAHA

 

 

 

 

 

 

 

Halkana ka daawo.

Somalilandpost.net