Hargeysa: Maxkamad XAYIRAAD ku soo rogtay Huteelka Beerta Libaaxyada iyo Sababta ka dambeysa

Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Gobolka Maroodijeex, ayaa xayiraad saartay Hoteelka Beerta Libaaxyada oo ka mid ah goobaha lagu caweeyo ee magaalada Hargeysa.

Maxkamadda gobolka Maroodijeex waxa ay go’aankeeda ku sababaysay codsi uga yimi ciidamada Booliska oo sheegay inay halis ku tahay ammaanka iyo dhaqanka bulshada magaalada Hargeysa.

FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE

https://www.youtube.com/watch?v=mcC6q32-jXo

GO’AANKA MAXKAMADDA GOBOLKA MAROODIJEEX KU XAYIRTAY HOTEELKA BEERTA LIBAAXYADA HARGEYSA

warqadda maxkamadda gobolka maroodijeex