Hargeysa: Kulan ay goobjoog ka yihiin Wakiillo Caalami ah oo lagaga wada-hadlay Qorshe lagu Tayaynayo Ciidanka Booliska Somaliland

Hargeysa (SLpost) – Kulan ay goobjoog ka yihiin Wakiillo Caalami ah oo ka socda Hay’adaha Qaramada Midoobay iyo Ururro taageero dhaqaale ku Bixiya barnaamijyada horumarineed ee dalka, ayaa maanta ku qabsoomay magaalada Hargeysa, waxaana kulanka lagaga wada-hadlay Qorshe lagu Tayaynayo Ciidanka Booliska Somaliland.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo muuqaalkan hoose

https://youtu.be/L7b5kLkscig