Hantidhawraha Qaranka Somaliland Amaro Cusub Kusoo Rogay Baananka Dalka Somaliland iyo Fariimo Uu U Diray.

Hargeisa(S.P):-Hantidharaha Guud Ee Qaranka Somaliland Mudane Siciid Saleebaan Mire Oo Maanta Warbaahinta Kula Hadlay Xafiiskiisa Ayaa Waxaa Uu Amaro Culus U kala Diray Dhamaanba Baanka Dhexe Ee Dalka iyo Laamaha Kala Duwan ee Gobolada iyo Degmooyinka Waxaana uu Hantidhawruhu Faray Qodob Kala Duwan Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.