HAMBALYO: Meherka, Xamse Ibraahim Muxumed iyo Ladna Maxamed Jaamac

Aabbo Saleebaan Cumar Axmed, Hooyo Nuura Xuseen Cismaan, Aabbo Warsame Cumar Axmed, Hooyo Shukri Jaamac Warsame, Aabbo Aadan Cumar Axmed, Hooyo Shukri Caaggane, Hooyo Hinda Faarax Axmed, Aabbo Ibraahim Muxumed Warsame, Hooyo Hibo Jaamac Warsame, Hooyo Saado Xuseen Jaamac, Hooyo Caasha Cumar Carraale, Hooyo Ilhaan Axmed Warsame, Hooyo Faadumo Xuseen, Cabdillaahi Ibraahin Xaaji Xasan
Fu’aad Ibraahim Muxumed, Hodan Ibraahim Muxumed, Farduus Ibraahim Muxumed, Samsam Ibraahim Muxumed, Nuura Ibraahim Muxumed, Sacda Ibraahim Muxumed, Cabdiraxmaan Ibraahim Muxumed, Jibriil Ibraahim Muxumed iyo Eeddo Caasha Muxumed Warsame.

Meherka Xamse 6Axmed Saleebaan Cumar iyo Xaaskiisa Xafsa Xaashi Muxumed, Cabdikariim Saleebaan Cumar, Hodan Saleebaan Cumar, Maxamed Saleebaan Cumar, Cumar Saleebaan Cumar, Hibo Saleebaan Cumar, Suhayb Saleebaan Cumar, Maxamed Cumar Axmed, Leyla Cabdi Cabdillaahi, Mukhtaar Warsame Cumar, Khadra Warsame Cumar iyo Odaygeeda Mukhtaar Barkhad Muxumed; Nimco Warsame Cumar iyo Odaygeeda Maxamed Ismaaciil.

Qadan Warsame Cumar, Qaaniya Warsame Cumar, Najax Warsame Cumar, Cawaale Warsame Cumar, Barwaaqo Warsame Cumar, Axmed Warsame Cumar, Maxamed Warsame Cumar, Hinda Cabdi Ducaale

Meherka Xamse2Dhammaan dadkan oo kala jooga dalka gudihiisa iyo debeddiisa – Waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Meherka: Xamse Ibraahin Muxumed iyo Ladna Maxamed Jaamac
oo January 2, 2013 ku qabsoomay Huteelka Maansoor magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin: Noqda kuwii aqalgalkooda ku gaadha bashbash iyo barwaaqo, ubad kheyr qabana kala hela. Aammiin Aammiin.