HAMBALYO MEHER WACAN: Cabdilaahi Siciid Cabdilaahi iyo Caasha Xassan Maxamed Jamac (Heiss)

Hambalyo-meherGudoomiyaha Golaha Wakiilada Mud. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, Wasiirka Duulista iyo Hawadda Mud. Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Mud. Xuseen Cabdi Ducaale, Wasiirka Maaliyadda Mud. C/Casiis Maxamed Samaalle, Wasiirka Khayraadka Biyaha mud. Xuseen Axmed Cabdilaahi, Taliyaha Ciidanka Asluubta Mud. Maxamed Xuseen Faarax Xiirane, Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Asluuba Xassan Cali Dheere, Baashe Cawil Xaaji Cumar, Cabdixakiim Maxamed Sheekh, Cabdi Farah Ahmed, Sacad Muse Abdi, Ali Siciid Raygal, Abdilahi Askar

 

Dhammaan masuuliyiintaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka

Boqor Cabdilaahi Siciid Cabdilaahi

Iyo

Boqorad Caasha Xassan Maxamed Jamac (Heiss)

Oo Meherkoodu ka qabsoomay Ambassador Hotel ee magaaladda Hargeysa, 29/5/2014 waxaanay leeyihiin aqal-galkiina ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo.

 

AAMIIN AAMIIN AAMIIN