HAMBALYO MEHER WACAN: Abokor Iid Kaariye iyo Nuura Ibraahim Muuse oo Meherkoodu ka Dhacay Hargeysa

بارك الله لكم‏ وبارك عليكم وجمع بينكما في خير

Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Khadar Iid Kaariye, Caraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Siciid Cabdilaahi (Xarrago), Mustafe Cabdi Muxumed (Janaale), Xamse Cali Bulbul, Maxamed Cabdi Boosh, Cali Jaamac Maxamed, Siciid Khadar Cabdilaahi, Maxamed Cumar Cabdi (Cirro), Cabdicasiis Cali Nuur, Mustafe Aadan Tahar, Axmed Cumar Caddaani, Axmed Cismaan Almis, Yuusuf Xirsi Jaamac, Saleebaan Cabdi Cali, Axmed Rashiid Cabdi

***         ***          ***

Maxmed Cabdi Sheekh (Ilig), Cabdishakuur Haybe Maxamed, Maxmuud Cabdi Jaamac (Xuuto), Cabdiqaadir Aadan Carab, Cumar Maxamed Faarax, Faysal Xiis Weerar, Cabdiqaadir Ismaaciil Askar, Maxamed Taajir, Khadar Macalin Deeq, Najax Aaden Cunaaye, Cabdiqani Asparo, Sacad Muuse Cabdi, Maxamuud Cali Walaaleeye, Cabdifataax Xaamud Cismaan.

***         ***          ***

Mustafe Cumar Geeddi, Cadiraxmaan Nuux Hiiraan, Shiine Cilmi Kaahin, Maxamed Guraase, Axmed Saki Daahir Xasan, Ibraahin Cabdiraxmaan Qaasim, Cali Mahdi Jibriil, Barkhad Ladiif Cumar, Cabdiraxmaan Cismaan Xasan, Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale), Yuusuf Jaamac Xirsi, Maxamuud Xuseen Jaamac, Guuleed Xasan Maxamed.

Dhammaan Suxufiyiintaasi waxay hambalyo Meher Wacan u dirayaan

Abokor Iid Kaariye

Iyo

Nuura Ibraahim Muuse

Oo Axaddii shalay oo ku beegnayd 17 July, 2022 meherkoodu ku qabsoomay Masjid Cali Mataan ee Magaalada Hargeysa. Waxa ay Lammaaha Eebbe uga baryayaan inuu ka dhigo Qoys barakaysan oo nolol badhaadhe ah ku noolaada. Aamiin. Aamiin… Aamiin. Alleh Ha Aqbalo.