Hambalyo Meher: Maxamed Aden Nur iyo Farax Axmed

Hooyo Hodan Cabdi Cilmi, Hooyo Aamina Axmed Weris, Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi ), Mahad Kabadheere, Eng Khadar Kabadheere, C/Qani Kabadheere, C/Shakuur Kabadheere, Abuubakar Kabadheere, Cumar Kabadheere, Cismaan Kabadheere, Saado Kabadheere, Khadra Kabadheere, Raxma Kabadheere iyo dhammaan reer Maxamuud Gahayr (Kabadheere).. Waxa ay hambalyo meher u dirayaan

Mudane Maxamed Aadan Nuur
iyo 
Marwo Farax Axmed Jaamac
oo uu saaka meherkoodu ka dhacay Scandinavian Hotel ee magaalada Hargeysa, Waxa ay leeyihiin  Raxmaanku idinka yeel  reerkii aqal-galkooda ku gaadha guul iyo barwaaqo, Baarakalaahu lakum wabaaraka calaykum… Aamiin…… Aamiin………