HAMBALYO MEHER: Ismaaciil Cumar Maxamed & Nimco Muumin Yoonis

Maamulaha guud ee shirkadda ALNUUR Cabdiraxmaan Maxamed Nuur iyo guud ahaanba hawlwadeennada qaybaha kala geddisan ee shirkadda ALNUUR Furniture waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan:

Ismaaciil Cumar Maxamed

Iyo Nimco Muumin Yoonis

oo meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa March 22, 2012, waxaanay leeyihiin noqda kuwii aqalgalkooda ku gaadha bashbash iyo barwaaqo. Aamiin………….Aamiin………Aamiin.