Hambalyo Dhalasho Farxadle (Yaasir Axmed Yuusuf )

Dhamaan maamulka iyo hawl wadeenada bahda shabakada caalamiga ah ee Somalilandpost meelkastoo ay joogaan waxay hambalyo dhalasho farxadle udirayaan Agaasimaha Guud ee shabakada caalamiga ah ee Rasmimedia Axmed Yuusuf Cami iyo marwadiisa Niciima Abdi Ciise oo wiil ugu dhashey wadanka swden wiilkaas oo loo bixiyey (Yaasir Axmed Yuusuf)received_m_mid.1376952814692:ef5fb0be9f83f27a68_0

 

 

 

 

 

 

waxaaney leeyahiin noqo kii dadkiisa , diintiisa iyo dalkiisaba anfaca waxaaney leeyihiin Yaasir Axmed Yuusuf  soo barbaar .

Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin