Hambalyo Dhalasho Farxad leh oo ku socota Xogahaya gaarka ah ee Madaxweynaha iyo Ooridiisa oo Gabadh ugu dhalatay magaalada Doha

Wasiirka Madaxtooyada JSL  Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan,   Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse),   Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Xasan Cabdi Madar,  Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada        JSL,  Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi), Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSL Mudane, Maxamuud Cabdilaahi Xarbi,    Agaasimaha Xafiiska Sama-falka Madaxtooyada JSL Marwo, Aamina Maxamuud Diiriye,    La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha Marwo Aamina Xaaji Axmed Miisaan,   Agaasimaha Maamulka Xisaabaadka Madaxtooyada JSL Mudane Maxamed Xirsi Xasan (Digaale),   Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada JSL Mudane, Abshir Xasan Xaashi, Agaasimaha Xafiiska Xidhidhka Golayaasha, siyaadda iyo xidhiidka dadweynaha, Mudane, Bashiir Cabdi Xariir, Xog-hayaha gaarka ah ee Madaxweyne ku xigeenka JSl, Mudane, Cali Xuseen Nuur

Waxay Hambalyo dhalasho u dirayaan Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Cali Axmed Cali iyo Sabaax Cabdalla Cabdilaahi oo 20/05/2012 Gabadhi ugu dhalatay magaalada Doha ee dalka Qatar. Gabadhaas oo loo bixiyey Luulwa Axmed Cali.

Dhamaan Dadkani waxay leeyihiin Luulwa soo barbar oo Noqo tii Dalkeeda, Diinteeda iyo waalidkeedba anfaca.