HAMBALYO Dhalasho Farxad Leh – Mustafe Axmed iyo Nabiiha Cismaan

Aabo Axmed Faarax Buraale, Hooyo Faadumo Muuse Xareed, C/xakiin Axmed Faarax, Khadra Jibriil Yoonis, Amran Axmed Faarax, Madiino Cilmi Faarax, Sacda Xuseen Cabdilaahi, Xasan Siciid Muxumed, Mubaarik Axmed Faarax, Farxaan Cilmi Faarax, A/Qani Axmed Faarax, Mukhtaar Muuse Muxumed, Sadiiq Cabdi Ibraahim, Maxamuud Axmed Maxamuud, Abshir Caqli Obsiiye, Jaamac Yaasin Bilaal, C/risaaq Sh.Cilmi Mixile, Naasir Yuusuf Daahir, Maxamed Saleeban Cumar, Maxamed Jamac Ismacil (Bisle), Fuaad Axmed Muuse

Dhamaan dadkani waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi Karin hawada u marinayaan

Mustafe Axmed Faarax

Iyo Marwadiisa Nabiiha Cismaan Sh. Xasan

Oo wiil ugu dhashay magaalada Dubai ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta 25/04/2012 Wiilkaas oo  loo bixiyay Mascuud Mustafe Axmed waxanu  leenahay cunuga soo barbaar noqo kii dalkiisa diintiisa iyo dadkiisaba anfaca. Aamiiin……Aamiiin…….Aamiiin