Hambalyo DHALASHO FARXAD LEH: Maxamed Muuse Yuusuf iyo Hodan Axmed Cali

Hooyo Khadra Axmed Qooblow, Sharmaárke Maxamed Muuse, Naasir Maxamuud Kaariye, Cabdiwahaab Maxamuud Kaariye, Qaasim Maxamuud Kaariye iyo Xaaskiisa, Barkhad Maxamuud Kaariye, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Nimco Maxamuud Kaariye, Odaygeeda iyo Caruurtooda, Ridwaan Maxamuud Kaariye iyo odaygeeda, Beddel Maxamuud Kaariye, dhammaan Ilma Maxamuud Kaariye, waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan;
Maxamed Muuse Yuusuf (Maxamed- Ictiraaf)
Iyo Hodan Axmed Cali
Oo 03/03/2012 wiil ugu dhashay magaalada Hargeisa, wiilkaas waxa loo bixiyay Sakariye, waxaanay leeyihiin noqo kii dalkiisa, diintiisa iyo dadkiisaba anfaca. Aamiin..aamiin...aamiin.