Halkan ka daawo Sawirrada Maydka Qaddaafi iyo Qaabkii loo Dilay

Hargeysa, (SLpost)- Waxa ay ahayd Shalay markii lagu dhawaaqay in la dilay hoggaamiyihii hore ee dalka Libya, Marxuum Mucamar Al-Qaddaafi kaas oo dilkiisa siyaaso kala duwan lagu sifaynayo. Waxa la sheegayaa in dilkiisa ay sabab u ahaayeen xoggagga reer Galbeedka oo diyaarado ku duqeeyey kolonyo baabuur ah oo uu la socday dabadeedna uu dhaawacmay, taasina sababtay in dhaawaciisa oo halis ahaa nolol lagu qabto.

126456Libya89Libya111213141516LIBYA UNREST SIRTE GADDAFI1819

Somalilandpost.net

Contact@somalilandpost.net