HALKAN KA DAAWO Madaxweyne Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Gaadhay Magaalada Paris, kana Xog-warramay Ujeeddada socdaalkiisa

Paris (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Maalintii Shalay ka Dhoofay Magaalada Hargaysa, ayaa Gaadhay Caasimada Dalka Faransiiska ee Paris.

Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigiisa ayaa si ballaadhan loogu soo Dhaweeyay Magaalada Paris, waxaanu ka xog-warramay Ujeeddada Safarka uu ku tagay dalkaas.

HOOS KA DAAWO