Halkan Ka Daawo Dagaalka Gacan Ka Hadalka Ah iyo Aragtida Xildhibaanadaba

Hargeysa(SLpost)-Waxa maanta gadaal gacan ka hadal ah uu ku dhex maray golaha wakiilada gudoomiye Cirro iyo ku xigeenkiisa kadib markii ku xigeenkiisu uu ka maroorsaday shirgudoominta golaha isla markaasna uu ku baaqay in cod loo qaado mooshin uu joojiyay gudoomiye Cirro.