Haldoorka Hoggaanka Dhaqanka Awdal oo ka hadlay Shacab lagu leeyey deegaamo ka tirsan DDSI

Boorama (SLpost)- Hal-doorka Hoggaanka Dhaqanka ee gobolka Awdal oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, ayaa ka hadlay xiisad ka taagan Dad shacab ah oo lagu laayey deegaamo ka tirsan Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya.

FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE