“Haddii Qaamuuska laga helo Xisbi Doorashadii uu helay Xisbi kale amaahiyey waa mid igu cusub ee ha lay soo sheego” Muuse Biixi oo u jawaabay Cirro

“Ninkii u horeeyey ee aan telephone u diraa markii dirirtu labada beelood ku dhex martay Darar-weyne Cabdiraxmaan Cirro ayuu ahaa…. Haddii Qaamuuska laga helo Xisbi Doorashadii uu helay Xisbi kale amaahiyey waa mid igu cusub ee ha lay soo sheego ….. waxaan se leeyahay hadii aanu …Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo jawaab ka bixiyey hadal ka soo gaadhey gudoomiyaha Waddani.