Habays Construction Company

HABAYS CONSTRUCTION COMPANY (6)HABAYS CONSTRUCTION Company Waa Shirkad Waddani ah oo Xagga Dhismaha iyo Naqshadaynta Guryaha Qaabilsan. Waa Shirkad ay Engineero ka yihiin Aqoonyahan Muwaadiniin ah oo Aqoon iyo Waayo-aragnimo heersare ah u leh Dhismaha Guryaha.

Maamulka Shirkaddu waxa uu ugu bushaaraynayaa Shacbi-weynaha Somaliland Dhisme Tayo leh oo Xirfad waayo-aragnimo wadaa hagayso iyo Qiime macquul ah.

Xarunta Shirkaddu waxa ay ku taallaa magaalada Hargeysa, gaar ahaan ka soo-horjeedka Dugsiga Sare ee Gacan-libaax.

Wixii Faahfaahin ah ee Intaas Dheer kala Xidhiidh +252 63 4161514 ama habaysconstruction@gmail.com

HABAYS CONSTRUCTION COMPANY (7)HABAYS CONSTRUCTION COMPANY (8)HABAYS CONSTRUCTION COMPANY (5)HABAYS CONSTRUCTION COMPANY (2)HABAYS CONSTRUCTION COMPANY (1)HABAYS CONSTRUCTION COMPANY (9)HABAYS CONSTRUCTION COMPANY (10)HABAYS CONSTRUCTION COMPANY (4)