Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo waraabinta la hadlay maanta, ayaa ka hadlay dedaallada loogu jiro dib u heshiisiinta beelaha walalaalaha ah ee xurguftu ku dhexmartay deegaannada Ceel-Afweyn iyo Ceeryaanta ee gobolka Sanaag..
Hadalka guddoomiye Faysal Cali Waraabe, ka daawo Muuqaalkan Hoose