Hargeysa(SLpost)-Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka warbixiyay socdaal uu ku soo maray Yurub iyo waxyaabhii uga soo qabsoomay, gudoomiyahu waxa uu goor dhawayd uun warbaahinta kula hadlay madaarka Cigaal ee Hargeysa oo uu ka soo daray.
https://youtu.be/y8W5GbFMhrE