Guddoomiye Cirro oo Ka Hadlay Khilaafka Kulmiye iyo Iscasillaadda Wasiirradii Shaqada ka Yaacay

Hargaysa(SLpost)-Guddoomiyaha xisbiga Waddani ahna guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Md Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka hadlay khilaafka xisbiga Kulmiye iyo is casilaada wasiiradii ka tirsanaa xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Axmed Siilaanyo.

Guddoomiye Cirro waxa uu sheegay inay duruufaha Somaliland ka duwan yihiin kuwa caalamka,waxaanu tilmaamay in la eego waxa meesha jira ee aan isku bedel uun la samayn.

Warkaas kaga Bogo waraysi uu TVga Somali Cable La Yeeshay Guddoomiye Cirro:

https://www.youtube.com/watch?v=abSjRKbG4Nk