Guddoomiye Cirro iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Boorama U Safray

 

Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha golaha wakiilada ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxaan Cirro oo ay waheliyaan xildhibaanada golaha wakiilada ee xisbiga Waddani ayaa saaka u nababaxay magaalada Boorama.

5(413) 4(465)
Gudoomiyaha iyo xildhibaanada ayaa ka qaybgalaaya qalinjabinta ardayda jaamacada Eelo ee magaaladda Boorama, waxa sida oo kale ay kulamo la yeelan doonaan xubnaha xisiga ee gobalkaas iyo taageerayala kale.