Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Go’aanka Madaxweyne Siilaanyo Ka Gaadhay Saami-qaybsiga Golaha Wakiillada

Hargeysa (SL.Post) Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadley muddo kordhinta loo sameeyey Golaha Wakiillada,  waxaana uu sheegay in uu soo dhaweynaayo  muddo kordhintaas balse dib u habeyn lagu sameeyo golaha wakiilada arinta saami qeybsigana xal rasmi ah laga gaadho  sida ugu dhakhsaha  badan

 

faysal-cali-waraabe

 

 

Halkan ka daawo.
 

Somalilandpost.net