Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID oo Wasiirka Duulista ku Bogaadiyey Horumarka Uu Ka Samaayey Madaarka Cigaal

Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa majeertay waxqabadka uu wasiirka duulista hawadu ka hirgeliyay madaarka Hargeysa ee Egal International Airport.

Guddoomiyaha oo shalay khudbad ka jeediyay munaasibad lagu daah-furayay mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyay madaarka.

HALKAN KA DAAWO:-