Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo garsooreyaal u furay tabobar ku saabsan habka doorashada

aadan xaaji caliHargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland, ahna guddoomiyaha Guddiga Cadaaladda, Aadan Xaaji Cali, ayaa maanta tabobar ku saabsan sida ay isku waafajin lahaayeen garsoorka iyo Nidaamka Doorashooyinka uga furay magaalada Hargeysa garsoorayaasha dalka qaarkood.

HOOS KA DAAWO WARKAN OO FAAHFAAHSAN