Guddoomiyaha Maxkamada Sare Oo Soo Dhaweeyay Digreetadii Madaxweynuhu Shalay Soo Saaray

(SL.Post) Guddoomiyaha Maxkamada sare ee Somaliland Aadan X. Cali Axmed, ayaa ka hadlay sida uu u arko Digreetadii Madaxweyne Siilaanyo Wasaarada cadaalada maamulkii shaqaalaha iyo Miisaaniyada Maxkamadaha hoose.

Aadan-Xaaji-Cali

 

Halkan ka daawo

Somalilandpost.net