Guddoomiyaha Gobolka Saaxil ee UCID oo tacsi u diray Ehelka, Qaraabada iyo Golaha Wakiillada ee uu ka baxay Xildhibaan Axmed-Weyne

Gudoomiyaha Gobolka Saaxil ee Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, G/Haweenka, G/Dhalinyarada iyo dhamaan Taageerayaasha   Xisbiga UCID ee Gobolka Saaxil waxay tacsi u dirayaan Geerida naxdinta leh eek u timid xil-dhibaan AXMED-WAYNE oo  ku geeriyooday Magaaladan Hargeisa.

Waxaanu Eebo uga baryaynaa inuu Marxuumka ja’nadii fardowsa ka waraabiyo dhamaan ummada reer Somalanadna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo, gaar ahaan Qoyskii, Ehliyadii Qaraabadii uu ka baxay marxuumku.

 

Aamiin                                                   Aamiin                                             Aamiin

 

 

Gudoomiyaha Gobolka Saaxil ee Xisbiga UCID

Marwo, Rooda Axmed Yaasiin