Guddomiye Cirro iyo Dhalinyaro Tirobadan oo Si Diiran u Soo Dhawaysay Xasan Dhuxul Laabsalax Oo Turkiga Lagu Soo Daweeyay

Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha kooxda fanaaniinta xisbiga Geeska Xasan Dhuxul Laabsalax ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay dalka kadib markii xaalad xaafimaad uu ugu baxay dalka Turkiga halkaas oo uu ku soo caafimaaday

https://youtu.be/exOcI1Dwo7I