Guddiga Wanaag-farista oo ka hadlay arrimo Xaasaasi ah oo Bulshada Fejeciso ku abuuray

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Wanaag-farista iyo Xumaan-reebista ee Somaliland, ayaa madaxweynaha Qaranka ugu baaqay inuu tallaabo ka qaado wax ay ku tilmaameen arrin ugub ku ah dalka isla markaana ceeb ku ah dhaqanka iyo Diinta Islaamka, taas oo ka soo if-baxday shir ay soo qaban-qaabisay Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa kaas oo lagu xusay munaasibad loogu magac-daray maalinta fayo-dhowrka Caadada Haweenka.

 

Guddigu oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay xafiiskooda magaalada Hargeysa, waxa ay ku eedeeyeen Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa inay ku tallaabsadeen arrin meel ka dhac ku ah Haweenka Soomaalida isla markaana aanay haboonayn in lagu soo qaado ama loo qabto shir ballaadhan.

 

Faahfaahinta warkan iyo Hadalka guddiga, kaga bogo muuqaalkan Hoose

 

https://www.youtube.com/watch?v=f7hxuZ5fLIA