Guddiga Fulinta ee WADDANI ee xilkii ka qaaday Xoghayihii Guud ee Xisbigaas, Maxamed Cabdilaahi Uur-cadde

Hargeysa (SLpost)- Shir ballaadhan oo ay saaka iskugu yimaadeen guddida fulinta ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa waxa ay cod gacan taag ah ku ansaxiyeen in ay xilkii Xoghayenimo ay ka qaadeen Xoghayhii guud ee Xisbigaasi Md. Maxamed Cabdillaahi Uurcadde oo ay ku eedeeyeen in uu jebiyey shuruucdii iyo xeerarkii u yaalay Xisbigaasi.
WARKAN OO FAAHFAAHSAN KA DAAWO MUUQAALKAN
https://youtu.be/yuYbk5x8cZU