Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo War Cusub oo ka soo saaray Natiijada Codbixinta Doorashada

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo warbaahinta la hadlay maanta, ayaa war ka soo saaray Natiijada codbixintii shalay ka dhacday dalka isla markaana ay dhammaan sanaadiiqdii ku soo xeroodeen degmooyinka gobollada dalka

SANDUUQGuddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka iyo Afhayeenka Guddigaas, waxa ay sheegeen inay wali socoto tirinta codadka oo hadda maraysa marxaladda labaad ee tirinta ka hor inta aan sanaadiiqda lagu soo xerayn Xarunta Guud ee Guddiga Doorashooyinka oo ugu dambayn mar saddexaad laga bilaabi doono tirinta codadka.

HOOS KA DAAWO WARKAN OO FAAHFAAHSAN

https://youtu.be/yjcvGZBeLoo