Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada oo Su’aalo Ku Saabsan Miisaaniyadda 2016 Waydiiyey Wasiirka Maaliyadda iyo Xisaabiyaha Guud

 

Hargeysa(SLpost)-Wasaaradda Maaliyadda iyo xisaabiyaha guud ee qaranka ayaa maanta hor tagay lana kulmay gudiga dhaqaalaha ee golaha wakiillada Somaliland iyada oo ay ka wada hadleen xogwaraysi ku saabsan miisaaniyadda qaranka ee sanadka 2016 islamarkaana ay gudiga dhaqaaluhu waydiiyeen su’aallo ku saabsan sixitaan iyo iftiimin miisaaniyadda sanadeedka 2016.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Warkaas oo Muuqaal ah:

https://www.youtube.com/watch?v=L03I5zI9NfI