Goolkii ugu horeeyey ee Thiery Henry u dhaliyo Arsenal (DAAWO)

 Ciyaaryahanka ugu gool dhalinta badan kooxda Arsenal Thierry Henry ayaa guul gaadhsiiyey koobka FA-Cup-ka isagoo waliba dhaliyey goolkii guusha ee kooxdiisa.

Arsenal kuma  khasaarin labada bilood ee uu Henry amaahda ugu ciyaarayo wuxuuna shabaqa ku hubsaday markii uu beddel kusoo galay.

Taageerayaasha Arsenal ayaa durba xusuus dib ugu laabtay waayihii Henry iyo gool dhalintii lagu yiqiin waliba qaababkii uu goolasha u dhalin jiray taasoo sacab iyo mashxarad ay lasoo baxeen.

Theiry Henry First Goal from Somaliland Post on Vimeo.