Golaha Wakiillada Somaliland oo Bayaan Ka soo Saaray Faro-gelinta Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiillada, ayaa maanta qaraar ka soo saaray faro-gelinta ay Dowladda Somalia ku hayso Arrimaha Somaliland iyo ficillada ay ku hayso dedaallada dhinacyada barnaamijyada horumarka ee ka jira dalka.

Fadhi ay maanta isugu yimaaddeen Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Golaha la horkeenay bayaanka ay Golaha Wakiilladu ka soo saareen farogelinta Soomaaliya oo dhawaan ka soo horjeesatay heshiis Dowladda Somaliland la gashay shirkadda DP World oo maalgelin ku samaynaysa Dekedda Berbera.

FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE

https://www.youtube.com/watch?v=_Yw0HKCeQLc