Golaha Wakiillada Oo Anisixyey Kala Qaadista Doorashooyinka Madaxtooyada Iyo Wakiillada

Hargeysa  (SL.Post) Fadhi ay maanta yeesheen  mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland  oo uu shirgudoominaayey Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golahaasi Baashe Maxamed Faarax,  ayaa waxa ay cod gacan taag ah u qaadeen kala qaadistii labada doorasho ee madaxtooyada iyo wakiilada ku sameeyey madaxweyne Siilanyo

download

Fadhigan oo ay ka soo xadireen 59 muddane ayaa waxaa ogolaadey kala qaadistaasi 52 muddane waxaa diiday 5 xildhibaan gudoomiyuhuna muu codeyn sidaasna waxaa  ay xildhibaanadu ku meel mariyeen kala qaadista labada doorasho

 

 

Somalilandpost.net